Dooro nin…
Aan kugu jeclaanin kaliya muuqaalkaaga sare oo kaliyaata, balse kugu jecel sida aad tahy, qalbigaaga iyo naftaada. 💗
Dooro nin aan kaaga baahnayn inaad u sheegto dhammaan dareenadaada oo dhan, balse fahmi kara xitaa haddii aad ka qariso. 💓
Door nin ku jecel oo kula qeybsan karra xaalad kasta oo aad ku jirto, mid farxad iyo mid murugo ahba. 💚
Dooro nin ku taageera xilliga aad hoos u dhacdo, isla markaana ku farxad galiya xilliyada aad kor u kacdo. 💞
Dooro nin aan kaa tagin xilliga aad u baahan tahay taageeradiisa, balse kula joogaya marka aad uga baahi badan tahay. ❤️🩹
Dooro nin Ku difaaca, kugu raaca waddada saxda ah, oo aan kaa qarin waxa kuu wanaagsan. 💖
Dooro nin had iyo jeer kaa dhiga inaad dareento inaad tahay gabar qiimo leh, adiga oo aan ka xishoonin inaad noqoto naftaada dhabta ah. 😍
Dooro nin kuu muujiya jacayl aan xad lahayn, xitaa haddii uu caalamka kaa soo hor jeedsado. 💕🥲
Dooro nin Kuu ahaada saaxiib, wll, garab, iyo nin dhab ah oo utaagan adiga guushaada. 💝😘
Dooro nin ilaahiisa yaqaana oo xiriir adag la leh, maxaa yeelay mid kaas rabigiisa yaqaan, ayaa adigana qiimahaaga garan karra. 🌺🧕🫂🤍✨💯
~ Dooro nin aysan xataa qiimihiisa goyna karin kumanaan rag ahi.! 👌
- XIGMAD_CHANEL
5
1February 8, 2025 1.3K 2