قَالَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَآلِهِ وَصَحْبِهِ وَسَلَّمَ: "فَإِنَّ عُمْرَةً فِي رمضان تَعْدِلُ حَجَّةً معي." رواه مسلم. Rasuulka Alle (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri: "Cimrada la guto bisha Ramadaan waxay (ajir ahaan) u dhigantaa xaj lala gutay aniga." Waxaa weriyey Muslim.
1March 13, 2026 1.2K 2