قال رسول الله صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم: ( مَنْ لَمْ يُبَيِّتْ الصِّيَامَ مِنْ اللَّيْلِ فَلا صِيَامَ لَهُ ). حديث صحيح رواه الترمذي. Rasuulkii Alle (scw) wuxuu yiri: ( Qofkii aan niyeysan soonka habeenkii, soon uma jiro ). Waa xadiith saxiix ah oo uu wariyey Al-Tirmidi. In habeen kasta oo Ramadaan ah la niyoosto soonka waxay ka mid tahay shuruudaha uu ku ansaxayo soonku marka loo eego inta badan culumada islaamka.
February 19, 2026 2K 1