๐ ๐๐จ๐ฅ๐ฆ๐๐ ๐ค๐๐๐๐ ๐๐ #Ogeysiis #Hargeysa Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda xiisaynaysa barashada culuumta shareecada , in la bilaabayo dawradii xagaaga ee koowaad. ๐ GOOBTA: Masjidka Jaamicul Ixsaan (Dr Shiine) โ Hargeysa. โฐ Muddada dawrada: waa usbuuc kaliya. Xilliga la bilaabayo: Sabtida โฆ
July 12, 2026 10.3K 24