Dhambaalada quraanka ! Waa buug lafaguraya Isla markaana ka warmaaya fariimaha ku jira kitaabkeena quraanka. Buugan waxa caawa ay taariikhdu tahay 03 july 2026 inoo jeedin doonta Asma Maxamed Cabdislama 08:30 fiidnimo Waxad kala socon doontaa barteena telegram ee Hawwa organization https://t.me/Ta_siis
July 3, 2026 657 1 2