🚨YouTube ma wuxuu isu beddelayaa bar-bulsho oo dhammaystiran? 🤔 Saaxiibayaal, YouTube ayaa qorshaynaya inuu soo kordhiyo qayb cusub oo suurtagal ka dhigaysa in si toos ah loola xiriiro dadka madashan youtube isticmaala iyo kuwa muuqaallada soo geliya. Sida TikTok aad fariimo toos ah (DM) ugu diri …
13
2
2
1
1June 12, 2026 3.7K