Todobaadyadii iyo bilihii u dambeeyay, hal AI ayaa si gaar ah loo hadal-hayay: Claude AI. Dad badan oo muddo dheer isticmaalayay ChatGPT ayaa hadda leh: “Claude wuu ka fiican yahay ChatGPT.” Claude waa AI-ga kaliya ee si dhab ah ula tartama ChatGPT, qaarna xitaa waxay aaminsan yihiin inuu ka horre…
7
2May 6, 2026 3.1K