Ciid Mubaarak – Eid al-Fitr Mubaarak! 🤍 Asxaabta qaaliga ah ee… — Somali Tech — TG.ME

🌙 Ciid Mubaarak – Eid al-Fitr Mubaarak! 🤍 Asxaabta qaaliga ah ee Telegram-ka, Waxaan idiin rajaynayaa Ciid farxad, nabad, iyo barako leh. Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalladii wanaagsanaa ee Ramadaanka 🤲 Ciiddan ha idiin noqoto: ✺ Bilow cusub & fursado cusub ✺ Horumar nolosha…

March 19, 2026 3.8K