DHAMBAAL Buuggan “Dhambaal” waxa uu ka warramayaa sooyaalkii iyo… — SOMALI LIBRARY — TG.ME

📚 DHAMBAAL Buuggan “Dhambaal” waxa uu ka warramayaa sooyaalkii iyo halgankii Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal iyo bilawgii dacwadda Tabliiqa ee Geeska Afrika. Qoraagu waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa noloshii Sheekha, waxbarashadiisii, socdaalladiisii, ganacsigiisii, iyo kaalintii weynayd ee uu ku lahaa faafinta dacwadda Islaamka ee dhulka Soomaalida. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Dhambaal 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Yaxye Cabdiqani Maxamed (Caddaani) 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 2.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 278 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B325 ━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

May 15, 2026 19.3K 1 5