📚 DAREENKI QARSONA Noloshu mar walba ma aha sida aynu u qorshayno. Mararka qaarkood waxay ina hor keentaa xaalado aynaan filayn, waxayna ina dhex gelisaa dareenno qoto dheer oo aan sahal lagu qeexi karin. Qisadan “Dareenkii Qarsoonaa” waa mid ka mid ah sheekooyinka nolosha dhabta ah ka tarjumaya—sheeko ku saabsan jacayl, kala fogaansho, iyo go’aanno adag oo qalbiga dhaawaca.. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Dareenki Qarsona 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Yuunis Cabdullahi 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 37 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B324 ━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇
38
5May 6, 2026 18.9K 1 9