EBYAN Buugga Ebyan: Waqti iyo Waayaha Jacayl waa sheeko ka turjumaysa… — SOMALI LIBRARY — TG.ME

📚 EBYAN Buugga Ebyan: Waqti iyo Waayaha Jacayl waa sheeko ka turjumaysa nolol dhab u eg oo ay dhex socoto gabadh la halgamaysa qalbigeeda, waqtiga, iyo waayaha nolosha. Waa qisada qof dareenkiisa, xusuustiisa, iyo khibradaha uu soo maray ka dhigtay meel uu naftiisa kula hadlo, kuna fahmo waxa dhacay iyo waxa iman kara. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Ebyan 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Faadumo Yusuf (Derbi) 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.2 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 282 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B323 ━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

❤47👍1
April 19, 2026 21.7K 9