🚫 DIGNIIN! Waxa jira golayaal (WhatsApp)ah oo magaca barnaamijka Zaad Al Mufasiriin lagu sameeyay oo dadka lagu ururinayo. Waa been-abuur golayaashaasi, maamulka barnaamijkuna shaqo kuma laha. Xogta iyo ogeysiisyada rasmiga ah ee barnaamijka waxaad kala socotaan boggiisa Facebooka iyo mareegaha kala duwan ee xarunta Ishraaq. https://www.facebook.com/share/1NVrKMVpMm/?mibextid=wwXIfr https://t.me/IshraqCenter
1July 29, 2026 322