Ogaysiis Muhiim ah Bilaabashada Dowrada Aqriska iyo Qoraalka Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan dadka danaynaya in ay bilaabanayso Dowrada Aqriska iyo Qoraalka oo ay qabanayso: أهل الأثر للدراسات القرآنية والعلوم الشرعية والعربية 🗓 Maalmaha: Talaado iyo Arbaco ⏰ Waqtiga: 2:00 p.m 📅 Taariikhda bilaabashada: 4 August 2026 🌐 Habka waxbarashada: Online ⏳ Muddada dowrada: 3 bilood 📞 Isdiiwaangelin: +252 61 3314399 https://t.me/AL_ATHAR_114
July 29, 2026 314