Akadeemiyada Itqaan waxay iclaaminaysaa dowradii ( koorsadii) Tajwiidka ahayd dufcadeeda 9️⃣oo bilaaban doonta bisha 8️⃣ In shaa Allaah. Dowradan waxaa ka faa’iidaysan kara: 1. Qofka aan waligiis Tajwiid dhiganin. 2. Qofka horay u dhigtay Tajwiidka balse illaaway. Dowradu waxay iskugu jirtaa: 1. Tajwiid si camali ah (tababar iyo akhris). 2. Tajwiid si nadari ah (casharro iyo faham). Ardayga waxaa laga rabaa go’aan, dadaal, iyo inuu nidaamka raaco, Insha Allah. Fadlan la wadaag qofka aad u malaynayso inuu u baahan yahay fursaddan. https://t.me/Itqan110 FG: Dowradu waa Free (bilaash). Groupka WhatsAppka ee Koorsada ku biir👇 https://chat.whatsapp.com/F9meA25mDdFGeKmfUW2Ldu?s=cl&p=i&mlu=4
Telegramأكادِيميّة إتقانحلقات قرآنية عن بعد للنِساء ✨ دورات تجويد و خُطط مبتكرة | 💡 للتسجيل https://t.me/Itqanacademy0
3
1July 27, 2026 309 1