صانعات الأثر Impac Makers 🌴 🏷Waa barnaamij wax akhris ah oo u gaara Dumarka hooyooyinka kaliya Hablaha maha BILOW: AUGUST 📆 GOOBTA: WhatsApp Wuxuu yeelan doonaa : 👉Dhiiri galino 👉 Shahaadooyin 👉 Doodo Cilmiyaysan 👉 Tababaro wax tar keh Barnaamijku Waa Bilaash Halkan iska diiwaan gali Marka is Diwan galisa Groupka Lagugu daraya 👇👇👇👇👇 https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfoL-57OAW85Elv3xj2_Zc2Q28xY6ot7vIWJ0fdIehThBLfOg/viewform?usp=publish-editor
Google Docsصانعات الأثر Impact Makerswaa bar kulan u gaara dumarka hooyooyinka ah: wax lagu akhrinayo kor loogu qaadayo wacyiga hooyada laguna faaqidayo tarbiyada si loo soo saaro jiil ka dhisan diintiisa , fikirkiisa…July 25, 2026 293