Waxkastoo taaba gala Casiis baa tiiriyee🥰 Taladu iyadaa cilimiya🤗 Tawbaduna waa shay muhiima😘Tashadoo xumaan ka taga☝️ Sirta noloshu waa diine🤌 Intaan naftu soomal haadin🥺 Salliga nabiga iyo salaada badsada🥺Zamhariiraa danbaysoo🔥 Dunida waa laga socdaaye🥹 Dad waynoow khayr shaqaysta🙌
42
2June 3, 2024 2.5K 9 3