Seddex isku ilaali" Salaadda isku ilaali Soonka isku ilaali Sunnada… — Sadam caafi — TG.ME

"Seddex isku ilaali" Salaadda isku ilaali Soonka isku ilaali Sunnada isku ilaali. "Seddexna iska ilaali" Saaxiib xun iska ilaali Soor dadoow iska ilaali Sifaad beena iska ilaali. U fiirso waayaha

👍48❤24🥰3
May 14, 2024 2.8K 17 3