
"Mararka qaarkood, Alle wuxuu kuu oggolaadaa inaad jabto, si aad u ogaato inaanay jirin cid kale oo ku kabi karta Isaga mooyee. Jabkaas ayaa ah albaabka kaliya ee naxariista laga galo marka ay dadku kaa soo xirtaan dhammaan albaabadooda."❤️
4
2
1July 2, 2026 213 1