DIKRIGA MARKA MUSQUSHA (SUULIGA) LA GELAAYO. بِسْمِ الله اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْخُبُثِ وَالْخَبَائِثِ Bismillaah allaahumma innii acuudu bika minal khubthi wal-khabaaith Magaca ilaahay,ayaan ku galayaa, allow waxaan kaa magan galayaa shaydaanka kiisa lab iyo kiisa dhadigba.
July 31, 2024 477