DIKRIGA MARKA HURDADA LAGASOO KACO (TOOSO) الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي… — BASEERA ACADEMY — TG.ME

DIKRIGA MARKA HURDADA LAGASOO KACO (TOOSO) الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي أَحْـيانا بَعْـدَ ما أَماتَـنا وَإليه النُّـشور Al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur. Mahad waxaa iska leh Allihii na nooleeyay intuu na oofsaday kadib, xaggiisuuna ahaaday soo bixitaanku (maalinta qiyaamaha)

July 30, 2024 399