✨ Maxay muhiim u tahay inaad barato Xirfad waqtigan? ✨ 🎓 Sahan ayaa marti-gelinaya kulan aqoon-iswaydaarsi ah oo ku saabsan barashada Xirfad iyo sida ay u beddeli karto noloshaada! 📌 Waxa wax laga eegi donaa dhinacyada: 🔍 Cilmi-baadhista 🤖 AI-ga 💻 ICT-ga 🌾 Beeraha 🧵 Farsamada gacanta (sida dharka, laydhka, iwm) 📈 Shaqooyinka haatan ka bannaan suuqa 🐄 Xoolaha 🐟 Kalluunka ⛏️ Macdanta ➕ iyo kuwo kale oo badan dhammaantoodna muhiim u ah nolosha. 🧠 Kulankan waxa aad ka heli doontaa: ✅ Talooyin wax ku ool ah. ✅ Cilmi iyo falanqayn ay soo bandhigi doonaan Khuburo aqoon u leh. ❓ Haddaba adigu feild kee tahay? 📡 Kulanku waxa uu ku dhacayaa qaab LIVE ah 🏠 Adiga oo gurigaaga jooga ayaad wax badan ogaanaysaa! Maxaad rabtaa inaad wax ka ogaato? 👉 Naga soo biir WhatsApp Group-kan:https://chat.whatsapp.com/DJgn150ZwMKFqVVKQp6RyA
Maxay muhiim u tahay inaad barato Xirfad waqtigan? ✨ 🎓 Sahan ayaa… — MOON-COLLEGE FOR ENGLISH — TG.ME
January 21, 2026 529