Maxay muhiim u tahay inaad xirfad barato waqtigan la joogo? 🤔 Bilaa… — MOON-COLLEGE FOR ENGLISH — TG.ME

✨ Maxay muhiim u tahay inaad xirfad barato waqtigan la joogo? 🤔 Bilaa xirfad, noloshaadu sidee ayay noqon kartaa? 🌍 Maxay saadaashu ka sheegaysaa sanadaha soo socda dunidan casriga ah? 🛠️ Xirfad nocee ah ayaad u baahan tahay inaad barato? 📌 Su’aalahan iyo boqolaal kale ayaa si qoto-dheer looga doodi doonaa. 🎤 Bar-kulan gaar ah oo uu qabanayo *Sahan* 👨‍🏫👩‍🏫 Waxa marti ku ah: ⭐ Khubaro aqoon durugsan u leh arrimahan, 🌐 kana kala socda meelo (fields) kala duwan, si arrinta jihooyin badan looga eego! 🔴 Kulanku wuxuu u dhacayaa si LIVE ah 📅 Khamiista habeenka Jimcuhu soo galayo 🕣 Waqtiga: 8:30 📆 Taariikh: 22.01.2026 👉 Haddaba, si aad uga mid noqoto👇👇👇👇:https://chat.whatsapp.com/DJgn150ZwMKFqVVKQp6RyA

January 17, 2026 388