ASXABTA MIDNIMO_SPORTS, SALAAN DIIRRAN! โค๏ธ๐Ÿค Marka hore, waan idinโ€ฆ โ€” ๐•„๐•€๐”ปโ„•๐•€๐•„๐•†โšฝ๏ธ๐•Šโ„™๐•†โ„๐•‹๐•Š โ€” TG.ME

๐ŸŒŸ ASXABTA MIDNIMO_SPORTS, SALAAN DIIRRAN! โค๏ธ๐Ÿค

Marka hore, waan idin salaamay dhammaan asxaabta ku xiran Midnimo_Sports. Mar walba waxaan jecelnahay inaan aragno guushiinna iyo farxaddiinna. ๐Ÿ†โค๏ธ

Sidaad la socotaan, hoygani waa hoyga guusha ๐Ÿ ๐Ÿ”ฅ โ€” qof uma bahno inuu sharaxaad badan laga bixiyo, qof walbana indhihiisa ayaa u macallin ah. ๐Ÿ‘€๐Ÿ’ฏ

Haddii aad nagu cusub tahay, si fudud u booqo History-ga oo gadaal ula soco guulihii aan soo gaarnay. ๐Ÿ“Š๐Ÿ†

โœจ VIP SECTION โœจ

Group-ku wuxuu leeyahay qayb gaar ah oo VIP ah, taas oo bil kasta tiro kooban lagu qaato. Maadaama bishan ay dhammaaneyso hadda waa waqtigii aad diyaargarowga bisha cusub sameyn lahayd. ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ’Ž VIP SEPTEMBER ๐Ÿ’Ž
๐Ÿ“… Furitaanka: 1-da September
โณ Diiwaangelintu waxay ku egtahay: 5-ta September

Ha seegin fursaddaada โ€” bisha cusub si diyaar ah ugu bilow VIP September. ๐Ÿš€๐Ÿ”ฅ

โค๏ธ MIDNIMO_SPORTS โ€” Hoyga Guusha ๐Ÿ†๐Ÿ’ฏ
โค4
August 31, 2026 358