Ciidul Fitri Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Muslimiinta Ah Ee… — SHIIKH CABDULAAHI MADOOBE — TG.ME

Ciidul Fitri Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Muslimiinta Ah Ee Soomaalyeed meel walba aad dunida ka joogtiin Waxaan idin la qeeb Saneynaa farxada Bilashada Bisha Shawwaal Allah Ha Inaga Aqbalo Acmaashi wanaag saneed عيد الفطر المبارك كل عام وأنتم بخير. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 1447H 2026M Walaal Sii Share Gareey Si Walaalaha Kale U Garo

March 19, 2026 7.8K 9