Safarkii Geerida' W/Q: Cabdixakiim Maxammed Buuggan wuxuu ka hadlayaa… — Kayd books — TG.ME

'Safarkii Geerida' W/Q: Cabdixakiim Maxammed Buuggan wuxuu ka hadlayaa xaqiiqada murugada leh ee tahriibka, isagoo soo bandhigaya safarka halista badan ee ay dhalinyaro Soomaaliyeed u galaan raadinta nolol wanaagsan. Wuxuu si mugweyn uga warramayaa rajada, cabsida, gaajada, oonka, geerida iyo kadeedka ay la kulmaan inta ay ku jiraan safarka badda. Ujeeddadiisu waa inuu bulshada ka wacyigeliyo halista tahriibka, isla markaana dadka ku dhiirrigeliyo inay ka fekeraan waddooyin ammaan ah, dalkooda na aaminaan. @kaydbooks

❤10👍1
July 26, 2026 4.3K 11