Fahamka Xalinta Khilaafka' W/Q: Muxamed Cawil Yuusuf Buuggan wuxuu… — Kayd books — TG.ME

'Fahamka Xalinta Khilaafka' W/Q: Muxamed Cawil Yuusuf Buuggan wuxuu ina barayaa fahamka khilaafka iyo hababka ugu wanaagsan ee loo xallin karo iyadoo lagu salaynayo Qur'aanka Kariimka ah iyo Sunnada Rasuulka ﷺ. Wuxuu sharxayaa sababaha khilaafka, saamayntiisa qofka, qoyska iyo bulshada, mabaadi'da Islaamka ee dib-u-heshiisiinta, iyo doorka caddaaladda, cafiska, dulqaadka iyo wada-hadalku ku leeyihiin dhismaha bulsho nabad iyo midnimo ku nool. @kaydbooks

❤12🥰2
July 26, 2026 4.1K 46