Waxaan Bartay Rabbigay' W/Q: Hoodo Yuusuf Cabdi. - Safar ku saabsan… — Kayd books — TG.ME

'Waxaan Bartay Rabbigay' W/Q: Hoodo Yuusuf Cabdi. - Safar ku saabsan Alle, naxariistiisa, awooddiisa iyo hanuunkiisa. Buuggan wuxuu ka hadlayaa safar ruuxi ah oo qofku ku baranayo Rabbigiisa. Wuxuu ku tusayaa sida fahamka Qur'aanku u beddeli karo nolosha, qalbiga iyo iimaanka qofka. Waxa uu ku barayaa jacaylka Alle, naxariistiisa, cafiskiisa, mucjisnimada Qur'aanka iyo sida Qur'aanku u noqon karo hanuunka ugu weyn ee nolosha. Mawduucyada ugu waaweyn waxaa ka mid ah: garashada magacyada iyo sifooyinka Alle, mucjisnimada Qur'aanka, qiimaha tawbada, jacaylka iyo naxariista Alle, iyo ku filnaanshaha Qur'aanka oo ah hanuunka ugu sarreeya. @kaydbooks

July 25, 2026 5.2K 63