#Hargeysa
Baahin Shaqo (Tadawuc) | Team-ka Social Media ee Barnaamijka Turaath.
Haddii aad leedahay hal-abuur, xirfad, masuuliyad iyo rabitaan aad kaga qayb qaadato kobcinta muuqaalka Turaath ee baraha bulshada, fadlan halkan iska diiwaangeli:
https://forms.gle/mqJQuxMsvHBbyFmHA
F.G: Shaqadani waxay u gaar tahay dhalinyarada ku sugan magaalada Hargeysa.
https://www.facebook.com/share/1DKiucAMoz/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/IshraqCenter
