Hargeysa #Sawirro_Q_2AAD Munaasabad hal fadhi lagaga baxayo xifdiga… — مركز إشراق - Ishraq — TG.ME

#Hargeysa
#Sawirro_Q_2AAD

Munaasabad hal fadhi lagaga baxayo xifdiga Kitaabka "Safwatu Zubad", ayaa maanta loo qabtay arday kamid ah ardayda ka qalin-jabisay Dufcadda 5-aad ee Dawrada Fiqiga.

Hambalyo Dhamaantiin🎉

https://www.facebook.com/share/p/14ps6j6HiiX/?mibextid=wwXIfr

#الدورة_الفقهية
#الدفعة_الخامسة
August 13, 2026 5.5K