🚫 DIGNIIN!
Waxa jira golayaal (WhatsApp)ah oo magaca barnaamijka Zaad Al Mufasiriin lagu sameeyay oo dadka lagu ururinayo.
Waa been-abuur golayaashaasi, maamulka barnaamijkuna shaqo kuma laha.
Xogta iyo ogeysiisyada rasmiga ah ee barnaamijka waxaad kala socotaan boggiisa Facebooka iyo mareegaha kala duwan ee xarunta Ishraaq.
https://www.facebook.com/share/1NVrKMVpMm/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/IshraqCenter

July 29, 2026 47.4K 77