Baafin Waxaan Baafineynaa Xabiibo Maxamuud muuse Da’deeda waa 13 jir… — Idris Alteeso — TG.ME

Baafin Waxaan Baafineynaa Xabiibo Maxamuud muuse Da’deeda waa 13 jir Waxa ay kasoo luntay Kpp agagaarka Saldhiga Hodan Fadlan Kusoo hagaaji Numberka Hooyadeed Tell 0612553956 Ama 0619044074

😢6❤1
June 8, 2026 1.1K 17