INNAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUN Waxaa geeriyootay xaaska… — Idris Alteeso — TG.ME

INNAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUN Waxaa geeriyootay xaaska Fanaanka Dayax Dalnuurshe Farxiya. Ilaahoow u naxariiso, Waa geeri naxdin leh wlh. Inaa Lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun. Usoo duceeya walaalyaal Farxiya in ilaaheey naxariisto janno ka waraabiyo. Dayax qalbiga allah ha u qaboojiyo

😭63😢6👍5❤3😱1😡1
January 8, 2025 4.9K 14