WAR DAG DAG OO WEYN : Waxaa goordhow la toogtay Madaxweynihii hore ee… — Idris Alteeso — TG.ME

WAR DAG DAG OO WEYN : Waxaa goordhow la toogtay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo isbitaal loola cararay isagoo wajigiisa dhiig uu ka muuqdo. Xabado ayaa lala dhacay inkastoo warar dheeraad ah oo faah faahsan aan la heli karin waqtigaan. Idiris Alteeso - Halkaan isha ku haay.

👍30❤4😁3
July 13, 2024 4.4K