Hoganka nolosha✨️🦁: post #5013 — TG.ME

Kamaba caroon karo
Kuma khuuri kro ciil
Allah kuma cidlen kro
Cabashana War keeda daa
Cisho kama tagi kro
Adoon carada hoos marin
❤39👍5
May 16, 2025 7.4K 10