السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Xalaqada jimcaha 11/13/26 1pm MN 2pm…

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Xalaqada jimcaha 11/13/26
1pm MN
2pm Ohio
11pm Seattle
10pm somalia
Waxaa inoo jirtaa xalaqadii Gabdhaha Insha Allaah Kalimada Waxay ku Sabsantahay
(سر سعادة الدارين)
(Sirta Libaanta Labada Daar)
Waxaa inoo so Jeedin doonta insha ALLAAH{أستاذة أنيسة }Macalimo Aniisa

https://t.me/+W-1Kx5U5_WI1ZGUx
Telegram
Xalaqada Jimcaha
Waa Gole U Gaar ah Dumarka Waxaa La isku faraa khayrka waxana la iska reebaa xumaanta , wacdi iyo Waano iyo wixii Khayr dumarka u khaas ah Ayaa la isku xasuusiyaa
13 November 2026 80