Dadka yaree shaqada badi 🤗
Waqtiga aad firaaqada tahay uga faa'ideyso wax faa'iido leh
🌱
Cashar cusub baro, hal bag ka aqri buug, guriga hagaaji, armaajadaada kala nidaami, caruurtaada la cayaar, istiqfaarso, tasbiixso, baro cunto karin cusub, jimicso, wax ku anfacaayo samee
🌿
Dadka kama faa'iideysid wax aan aheyn xan iyo in ay wax allifaan oo war kuusoo gudbiyaan
🌱
Marka horaba xuduud iskaga yeel oo danahaaga raaco maxaaba kuusoo arkay war iyo madax wareer 🥰

7September 5, 2026 164