Farxadu waa dareemida inaad dheeli tirantahay haysatid waxa aad… — Discovered🧠 thoughts🌐 — TG.ME

Farxadu waa dareemida inaad dheeli tirantahay haysatid waxa aad markaa aad ku qanacsanatahay Tusaale: laba qof markay tartamayan labadooda midkood baa badiya kii markaa badiyey wuu faraxsanyahay ma xasuusanyo inay wax ka maqan yihiin, inuu xasuusnaa,dhibaato kale inay haysatay, lakin isla daqiiqadaas wuu farax sanyahay xataa laga yaabaa maalintaas oo dhan inuu uu faraxsanaado. Aduu farxada maxaax ka aaminsatahay?

July 16, 2024 3.8K