DANAB MEDIA: post #2624 — TG.ME

Ciidanka xooga dalka Soomaliyeed gaar ahaan Ururka 252-aad Guutada 25-aad Qeybta 27-aad CXDS ayaa maanta howlgalo kasameeyay dhulka howdka ah ee hoosyimaada deganada sabiid caanole Bariire tisxiile iyo waraabole ee gobolka shabellaha hose. Howlgalkan ayaa lagu xaqiijinayay amaanka deeganada iyo d…

November 24, 2025 13.1K 6