Sawirradii Ugu Horreyay ee Gudaha Degmada Awdheegle Geesiyada… — DANAB MEDIA — TG.ME

Sawirradii Ugu Horreyay ee Gudaha Degmada Awdheegle Geesiyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Ciidamada AUSSOM ayaa Calanka Buluugga ah dib ugu taagay gudaha degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
❤28🔥4
October 4, 2025 7.8K 2