@AyanleTrader2 · 821 subscribers
📞 685657685
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/AyanleTrader2Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created February 25, 2024per Telegram
We have been tracking it since August 21, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
𝙀𝙄𝘿 𝙒𝙖𝙣𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 Walalaha qaliga ❤💥 April ila December Wa 9 bilood Hadu alle ina Gaarsiyo Waxa ino balana Natiijo Waxa heysata 9 bilood Waxa badalikarta ama Hormarin karta qofka aad Maanta Tahay Waxa Challenge kula jirta wa Naftada Meshe ay Wax kumareyso La deal garey Ha boodin qofkale ha is barbar…
〽️ Muuqalkan Part 1 bu Noqon doona Marka Loo fiirsho qodobka ah Side ufakareysa Kahor Trade-ka oo ah qodob balaaran 📊 Bias Guud & Bias-ka Maalinta Midka Bisha dhaman Waad Master Gareyn Mar Hada Fahanto isku Xirashada Multiple Timeframes Dawasho Wcn ✨️
✨️ Muuqal kadhigaya Profesional Trader ↪️ isku Xirka Suuqa Wa Sirta Helida Entry Cafimad leh 〽️ Suuqa dhaqaq walba usameyo Wax aad Sii ogeyd bay Noqon Mar hada isku Kaa Xiranyihin 4H 30min 5min 📊 Suuq 6 Trillion dhextaalo dabcan wuxu uqalma in Loo Fiirsado Kahor Entry Berri Galab 16:30 Halka…
Analysing Kooban 〽️
Galab Wanagsan qarabo ❤👐 💰DXY Hadan isla Fiirino Fursadeda Marka kowad Lacagta Wexe Joogta 4H 1H Demand Zone oo ah Melaha buyga Laga Raadiyo 〽️ 15min Marka Lajogo Suuqa dhaqaqi buy Zone ka Yimid Wuxu Kusocda Trend oo Weli Loma awood Shegan Sida Swrka Labad ka arkeysid 📕 Mid wa ina Fahanta 4…