Soonqaad Wanaagsan Bisha barakaysan ee Soonqaadka ha idiin noqoto mid kheyr, cafis iyo naxariis idiin horseeda. Ilaahay ha naga aqbalo soonkeenna, salaaddeenna iyo camalkeenna wanaagsan. Qalbiyadeenna ha isu keeno, nolosheenna ha ku soo dajiyo nabad iyo barako. Soonqaad wanaagsan dhammaan Muslimiinta
70
4February 18, 2026 11.5K 5 1