CIID WANAAGSAN – Ciidul Adxaa Mubaarak! Anagoo ah bahda AUDIO SOMALI… — Audio Somali Library — TG.ME

CIID WANAAGSAN – Ciidul Adxaa Mubaarak! Anagoo ah bahda AUDIO SOMALI LIBRARY, waxaan hambalyo iyo bogaadin diiran u diraynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan asxaabta na taageerta meel kasta oo aad joogtaan. Ciiddan Ciideeda, caafimaad, nabad, raxmad iyo barako Ilaahay ha idinku manaysto. Waxaan Alle ka baryaynaa inuu idinka aqbalo cibaadadii iyo ducadii aad u hurteen maalmaha barakaysan ee Xajka, kana dhigo kuwa ka xorooba cadaabta maalmaha shanta ah ee dulxijjah. Qoysaskeena, ehelkeena, asxaabteena iyo dhammaan Muslimiinta: Ciid Mubaarak! Sanad walba bash-bash iyo barwaaqo ku ciida. Waa maalintii is-cafinta iyo is-xasuusinta i – aan wada faraxno! @audiosomalilibrary #CiidWanaagsan #BarwaaqoKuCiida #CiidulAdxaaMubaarak

June 5, 2025 19.1K 1 2