Qur'aanka ku baro Afkaaga Hooyo! 📖✨
Ma doonaysaa in ubadkaaga ama adigu aad si fudud u bartaan akhrinta Qur’aanka Kariimka? Waxaan idiin haynaa Qaacidada Nuuraaniyada oo lagu sameeyay Hingaad Cusub oo Af-Soomaali ah!
💡 Maxaa cusub?
🔹 Barasho dhaqso ah oo habaysan
🔹 Fahamka Tajwiidka oo ku dhiiragelinaya Af-Soomaali
🔹 Aasaas adag oo ubadka iyo waaweynba ku habboon
📍 Formaatka: Online
📲 WhatsApp: +252617657171
#QaacidadaNuuraaniyada #BarashadaQuraanka #SomaliTikTok #AqoontaQuraanka #SomaliEducation #Mogadishu #Hargeisa #SomaliParents
2July 24, 2026 417