Si aad uga faa’iidaysato airdrops-ka cryptocurrency, raac tallaabooyinkan: 1. La soco airdrop-ka anaga ayaana idinla soo wadaagi doona fursadaha hada jira iyo kuwa soo bixi doonaba. 2. Samee boorso dhijitaal ah(wallet) oo taageerta lacagta la bixinayo. 3. Buuxi shuruudaha airdrop-ka, sida iska diiwaangelinta ama la wadaagista wararka. 4. Sug oo hel lacagta laguugu shubayo boorsadaada. Airdrops-ka waa hab bilaash ah oo lagu heli karo cryptocurrency adigoo raacaya tallaabooyin fudud. Fg: saa uga faaidaysto lacagahan bilaashka ah sameeso exchangiga binance verify dhaho hadaada aqoon vidoes youtope yaala jira qaabka loo sameesto pls ka faaidaysta
August 30, 2024 521 1