Maalin bilaa quraan ah ka dagaalan in aad noolaato.
Dhalinyarnimada, xooga, awooda iyo caafimaad qabka halaga faaideysto. Wardiga maalin laha ahi waa u muhiim ruuxdaada’ hadii aad wayn-tahay iyo hadii aad yar-tahay labadaba.
1. Suuratul Baqra maalin kaste xiliga aad haleesho.
2. Suuratul Yaasiin salaada subax kadib.
3. Suuratul Waaqica salaada casar kadib.
4. Suuratul Mulk salaada cishaayi kadib
5. Maqrib iyo duhurna quraanka caadiga ah 30ka jus u meelee safxadaha.
Haday kugu adkaato intani laba safxadood akhrintooda wakhti looma waayo ee inaa joogtayso isku dey.
Xigasho. @sabarka143
15August 18, 2026 1.2K 1

