dhamaan waan soo dhawaynaa akhyaarta golaha ku cusub ku soo dhawaada… — Xarunta Daarul Sacaada ee Tababarada iyo Talobixinta Barbaarinta caruurta — TG.ME

dhamaan waan soo dhawaynaa akhyaarta golaha ku cusub ku soo dhawaada gacmo furan iyo walalo idin jecel .khayr ha faaiidaysto insha allah ..waxkasta faaiidaysto dadkale gaadhis eray kaliya ha noqdo si sadaqad jaariya inagu naqdo dhamaanteenba.

October 30, 2025 547