Xarunta daarul sacaaada ee tababarada iyo talobixinta caruurta,waa habeenkii 4aad ku jiraa kooraskii dhibaatooyinka habdhaqan ee caruurta. waxaanu xalay qaadnay tababar mihim ah (tababarka dhibaatada dhago adayga iyo cinaadka caruurta)
1October 16, 2025 421