Dhamaan asxabta nagu xiran waxaa ogeensiin rabnaa inaa dib ubilaawi… — Kooshin 🏆SPRTS — TG.ME

Dhamaan asxabta nagu xiran waxaa ogeensiin rabnaa inaa dib ubilaawi doono shaxa free ga aan soo dhigi jirne group ka maadaama uu bilaawan doono ciyaaraha qaramanka waxaana rajeynayaa inaa guulo ka gaari doono ciyaaraha xulalka

I love you all my friends ❤️
June 11, 2024 1.7K