قال عبد الله بن عمر رضي الله عنه: "يا بني، إن البر شيء هين: وجه طليق،… — Wanaag Bile — TG.ME

قال عبد الله بن عمر رضي الله عنه:
"يا بني، إن البر شيء هين: وجه طليق، وكلام لين."

Waxaa laga soo weriyey Cabdullaahi ibn Cumar (RC) inuu dhihi jiray: Wiilkaygiiyow, birriga (wanaagga) waa arrin fudud: Weji furan iyo hadal macaan.

Akhlaaqda wanaagsan waa hibo iyo fadli uu Alle siiyo qofkii uu doono ee addoomadiisa ka mid ah.



╭┈─────────
╰┈➤. #WanaagBile.
👍5
July 25, 2025 1.3K 1 1