*Ogaysiis muhiim ah*
🌹🌹🌹🌹🌹🌹
*Waxaa la ogaysiinayaa dhamman walaalaha khayrka jecel in uu bilaawady darsigii tafsiirka quraanka karimka dufcda 3️⃣aad ee altibyaan*
*Oo ay noosoo* *gudbindoonto ustaada caaisha xafidahallh darsisiga wuxuu soogali doonaa 7:30 fiidnimo xiliga soomaaliya*
*5:30 pm yurub*
*4:30 pm Uk*
*10:30 am USA*
*Maalmaha sabti ilaa talaado*
*Kafaaiidaysi wacn*
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/tibyaan_taf
☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️
43
4January 7, 2023 27.8K 22